FURAYAASHA FARXADA?

 

FURAYAASHA FARXADA?

Qormadaan waxaad kaga bogan doontaa furayaasha farxada, waxaana ka qorayaa qodobadaan soo socda:

1. Waa maxay farxad?

2. Halkee farxada inaga jiraa oo aan ka raadsanaa?

3. Noocyada farxada iyo waxay kalayihiin.

4. Hantidu farxad makeentaa?




1. Waa maxay farxad?

Farxadu waa dareen maskaxda kayimaada taasi oo astaan u ah fiicni iyo wanaag.

farxadu waa waxa ugu badan aadanuhu tabo hadii ay kamaqantahay qofkastana 

si ayuu farxad u radsadaa laakiin farxada dhabta waxaa jiro meelo laga helo 

waxaana ku xusidoonaa qormadan i.a.


2. Halkee farxada inaga jiraa oo aan ka raadsanaa?

Farxad dhabta ah qofka muslimka wuu ogyahay halkee kajirto balse aan ku muujiyo

qoralkaan meelaha dhabta ah ee laga helo farxada waxaana kamid ah qodobadaan:

1. Salaada: waan oganahay waajibadkeeda iyo halka diinteena katagantahay salaada

intaas kuma eka sidoo kale waxay wadataa nafcigeeda waxaana kamid ah qormadeena

maanta aan kahadlayo oo ah farxada, waxayna kaqadataa door weyn ilaalinta salaada

kaliya ma'ahan faral aad alle oo aad gudaneyso sido kale waa sameyntaa farxadada

kudadaal salaada si farxad ugu waarto.



2. Kacida aroortii: faa'iidada kujirto toosida aroorta hore waxaa kamid ah farxada.

Inaad toostid subax hore islamarkasna u qalab qadatid qabashada qorshayaasha malintada

waxayna siyadisaa farxada, hadii aad rabto farxad qodobkaan aqristow hoos kaxariiqo.

halkan kadaawo faa'iidada toosida aror hore




3. Qorssheynta: inaad qorsheysato subaxas waxaad qaban lahayd habeenamadkii weliba

sihabaysan waxay keentaa farxada sababtoo ah waxii aad qaban lahayd wee ku qoranyihiin

qorsheynta sidoo kale factor kale oo farxada keenta/lagahelo.




3. Noocyada farxada iyo waxay kalayihiin

Noocyada farxada waxaa kamid ah farxada waqtiga yar timaada badanaa farxada

nuucaan waxaa keena ama kaqeyb qataa waxa jiritankiisa modo kooban ah tusaale 

caruurta haday careysanyihiin wee fududahay in wejigiisa dholacadeyn kamujiso

kaliya waxaa kaga xiga adigoo nacnac ama buskut iwm u keena, dadka qaarna waa sidaas

farxadooda waxas yar kamaqan ayee kuxerantahay sidoo kalana waa dad farxadooda dad kale kuxeran

Nooc kale ee farxada waa farxada qofka radsada badanaa waxayna u badanyihiin dad balwada 

karadsadaa waana dadka sida qaldan farxada u haysta.



4. Hantidu farxad makeentaa


Dadka badanaa waxay aminsanyihiin farxada inay keento hantida balse waa fikir

qaldan bulshadana aad ugu badan una bahan in laga wacyigeliyo.

Hadaba hadii lawareysto dadka hantida leh waxa ugu badan ee tabayaan jawabtooda

waxay wada noqon lahayd farxada, waayo waxay xaqiiqsadeen in farxadu ahayn hantida.

Hadaba aqristow farxadu iyo hantidu iskuma xerna fikirkaas maanta laq, farxadu iyada 

ayaaba ah hanti hanti, waxaan rajaynayaa in qormadaan kacawisay farxada iyo xogteeda.


Hantidu ma farxad ayey keentaa?   Hanooga jawaabo sh shibli daawasho wacan




https://abkow10.blogspot.com/2025/01/jooji-cabsida.html





Post a Comment

Previous Post Next Post