FURSADAHA MAKAFA'IIDEYSATAA?
qqormadeena maanta waxaan kaga hadlayaa fursadaha balse xaga hoose igula
wadaag fursadaha maka faa'idaysataa?
fursaduhu badanaa weena horyalan balse qofkasta inaga naga mid ah ma arko
fursadahas badanaa fursaduhu dadku waxay ula noqotaa caqabado mana oga caqabada
lafteeda in fursad ku dhexjirto waxaana helo fursadas oo caqabadas u badasho fursad
dadka inyar.
Fursadu waa mar la arag iyadoo sideedii makusomareyso mardanbe balse
fursad kale waad helayso waayo nolosha oo dhan ayaa fursad ah marba hadii aad
neefsanayso waa fursa, hadii aad firaaqo tahay waa fursad, hadii aad waxbarasho
wado waa fursad, fursado waa in ay kumuqataa xitaa hadii aad caqabado
dhexda ugu jirto waa in aad u araktaa fursado.
fursaduhu waa labo nuuc mid ku agtala iyo mid laga rabo inaad raadsato
1. fursada nuuca mida ku agtaalo waa tan kugu hareereysan inad garatana
garowshahada iyo adiga.
2. fursada nuuca larabo inaad raadsato waa tan kafog kagabahan raadin iyo
inaad waqti geliso.
fursada raadi cabsida jooji
Caqabad kasta ma'ahan caqabad ilaa fursado wataan, aqristow waxaan kugu boorinayaa
jiiji cabashada iyo waxaan masameyn karo iwm karaadi meelkasta fursado
fursadaha kadhigo sahay safarkasta oo aad gasho baro sida ugu faa'iideysan lahayd
fursada.
hadii aad shaqo tahay ha welwelin firaqadas fursado u arag oo waxbaro
courses, seminars iyo batches intaba kubaro.
"fursad ku agtaalo inaad garataa waa adiga iyo garowshaha inad ka faa'iidaysatana
waa adiga iyo dadnimadada"
Waxaan qormadaan gaaban ugu hadlay fursada iyo sida loo garto iyo sida looga faa'iidaysto
Sidoo kale casho hore oo aan halkan soo galiyey daalaco mahadsanid booqashadada,,,,
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-looga-guleystaa-balwada.html
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-isbedel-loo-sameystaa.html
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-caqabadaha-dhalinyarada.html
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-qorsho-loo-sameystaa.html
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-guul.html
Post a Comment