JOOJI CABSIDA

 

JOOJI CABSIDA



Cabsida waa dilaaga iyo dib u dhiga adanaha cabsidu ma'ahan wax aan laga 

kabsan karin balse waa laga kabsan karaa weliba si fudud oo dhaqso leh

kaliya waxaad u baahantahay inaad fahanto nuuca cabsida ee aad qabrto

waxaana jira dhowr nuuc ee cabsida ah waxaana kamid ah

1. cabsida dadka.

Qofka wuxuu kabaqayaa dadka wuxuuna had iyo jeer jecelyahay 

in kaligiis socdo, cabsida nuucaan waa tan ugu badan ee dadka wajahan

dhibaatada cabsidaan ayaa wadata waxyeelo caafimaad weliba nuuca 

ugu halista badan sida iskubuuqa, islahadalka, niyadjabka iwm

hadaba aqristow hadad qabtid cabsida nuucaan ha wel welin waad

ka kabsan kartaa weliba sifudud waxaa kaliya laga rabo ayaa ah inaad

wanajiso la dhaqanka dadka sido kale soo dhexgasho dadka, hana kabaqin dadku waxay leeyihin




2.cabsida mustaqbalka

Sidoo kale nuuca labaad ee cabsida waxaa kamid ah cabsida mustaqbalka 

qofka nuucaan ah wuxuu kabaqayaa mustaqbalka iyo wax uuna ogeyn sidee

wax noqonayaan, waana nuuca labaad ee dadka badanaa qabatimaa hadaba 

aqristow hadad nuucaan kamid tahay waxaan kuhayaa maanta xalkada ugu horeyn

isdeji oo su'ashan isweydii kumaa adunkan xukuma, allah soma ahan hadaba allah

wuxuu kuqoray waxaanan ahayn marnaba lagamayabo inad lakulanto sidaas darteed 

adigoo muslim ah sidee ugu qanci weyneysaa qadarta rabi adiga oonan

ogayn waxay kuyihiin qeyr iyo sharba hadaba aqristow hakabaqin mustaqbalka

oo aadan lumin waxa quruxda badan leh ee rabigada kuqoray dholacadeey ee wajah.




 Noocyada kale ee cabsida oo normal ka ah waxaa kamid ah cabsida fuulida meel sare,

cabsida dhiiga, caabsida maska iyo bahalaha, cabsida kalinimada, iwm

hadaba aqristow hadad halkan ila soo gaartay waxaan islaqadanay maanta

cabsida iyo sida looga guleysto iyo fahamkeeda, hadaba faalada hoose nolagu wadaag 

nuuca cabsidada oo kabaxsan inta aan meesha kuxasay.


hadaba ila daawo muqalkan oo channalka ogansho idinka keenay kaas oo kaga hadlay cabsida




Sidoo kale casho hore oo aan halkan soo galiyey daalaco mahadsanid booqashadada,,,,


https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-looga-guleystaa-balwada.html

https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-isbedel-loo-sameystaa.html

https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-caqabadaha-dhalinyarada.html

https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-qorsho-loo-sameystaa.html

https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-guul.html



Post a Comment

Previous Post Next Post