BARO FAGAARO KAHADALKA
Kusodhawaw markale iyo qormo cajiib ah aqristow maanta waxa lafogureynaa
fagaaro kahadalka, mid kamid qormooyinka midka ugu cajiibsan ee aan halkan
kubahino. Fagaaro kahadalka hadii aad kudhibantahay maanta waxaan ku balanqadayaa
hadii aad dhameyso qormadan ilaa dhamaadka inaad kaxuroobi doonto cabsida fagaaraha.
Fagaaro kahadlka waa waxa ugu badan ee dadka ardayda badanaa kacawdaan sida
kuwa jaamiciga ah waxaana lagu arkaa jamacadaha arday ladhiban kahor istaaga dadka
iyo inay waxkajeediyaan ba hadaba sidaas dhan miyee u dhibantahay inaad fagaaraha
kamuuqato mise dadka iyaga ayaa dhibweyn kadhigtay, aniga ahaan runtii ma adka inaad
kahor muuqato dadka islamarkaasna aad wax kahor jeediso kaliya waa inay adiga kasoo
godaa islamarkaasna cabsida dib u laqdaa kunadheerataa inaad kahor hadasho.
Qodobadaan waxay kacawin doonaan inaad kamuuqato fagaaraha waxna kahorjeediso dadka
1. Kalsooni: waxa ugu horeeyo ee aan kubilawayno waa kalsoonida, hadii aad hesho kalsooni
oo aad noqoto qof kalsooni isku qabo makabaqi doontid inaad fagaaraha ka gorfayso..
2. Mowduuca: inaad sifiican u diyarsato mowduuca aad dadka hortooda kajeedin doonto
sidoo kalana uu yahay mowduuca dadka kagadi karto intaasna waxay ku xeranyihiin sidaad u diyarsato
3. Qaabka: mid kamid ah qodobada midka ugu muhiimsan oo ah qaabka micnaha inaad tahay qof
ku wanagsan eye contact ga, socodka, iyo inaad waxaad soojeedinayso tusaalooyin wataan.
4. Control ka: awooda gacan kuhaynta goobta aad kaqudbaynayso ama wax kajeedinayso
waxay ka yareynaysaa cabsida sidoo kalana inaad kuraxaysato goobtaa, noqo qof lasocda safka
hore ilaa safka danbe waxa kasocda sido kalana qiyaaso in waxaad shegayso daka kusocdaan
iyo inkale, hadii aad control ka aad u fahanto fagaaraha adiga ayey kuxureysanyihiin mudane/marwo.
U hadal sidii hogaamiye by guuleed casaan
Ugudanbayntii hadii aad halkan ila soo gaartay aqristow waxaan intaas inooga eg mowduuciina
maanta oo ahaa fagaaro kahadalka, waxaan rajaynayaa inaad kafahantay islamarkaana xog
kugu filan kaheshay ha hilmaamin faalada hoose inaad rayigaada noolagu wadaagto
baro fagaaro kahadalka waayo waa muhiim casriga maanta mahadsanid...
halkaan hoose casharadeena hore kadaalaco oo quseeya mowduucaan,,,,,,,,
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-waqtiga-ugu-faaiidaysan-kartaa.html
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/kalsoonida-nafta.html
Post a Comment