SIDEE ISBEDEL LOO SAMEYSTAA ?

 

SIDEE ISBEDEL LOO SAMEYSTAA?




Isbedelku markuu illahay swt kawaramayey wuxuu yiri "illahay mabadalo qoom ilaa
iyaga naftooda iskabadalaan"
isbedelku iskiisa umayimaado ee walaradiyaa, isbedelka ugu weyn waa kan aad naftada lagasho
hadaba isbedelku wuxuu kaaga bahanyahay kaliya go'aan qaadasho iyo rabitaan dhab ah
hadaba su'asheynii ahayd sidee isbedel ku sameeyaa aan u imadno
waxaad ubahantahay sedex qodob si'aad isbedel usameyso

1. Go'aan             2.Inaad qortid waxa isbedelka kusameyseysid         3.In aad naftada abaalmarisid oo aad ka abaal marisid isbedel kasta oo yar ee naftada sameyso




hadaba isbedelku waxaa u bahan qofkasta oo aadana ah, isbedelku wuxuu kadhigaa 
qof cusub.
hadii aadan isbedel daneynin ma isweydiisay waxa kugu dhici karo, hadaba si aadan 
shalayto iyo nolol cariiri ugu nolan isbedel hada.
ogow isbedelku waqti kugu dhaw aad isbedeli karto waa hada.


halkan kadaawo prof mubarik ibrahim oo kahadlaya isbedleka




Muhiimada uu leeyahay isbedelka qormadan maku dhameyn karo.
ugu danbeyn waxaan kugula talinayaa aqristow hadii aad halkaan 
ilasoo gaartay inaad kaquusan isbedelka markastana isbedel doon noqotid
u diyarsanow isbedelka durufaha oo noqo qof ee liicin isbedelka 
taa badalkeed adigu noqo kan isbedelka liiciya, 





https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-caqabadaha-dhalinyarada.html

Post a Comment

Previous Post Next Post