SIDEE LOOGA GULEYSTAA BALWADA?

 

SIDEE LOOGA GULEYSTAA BALWADA?



Qormadan waxaan kaga hadli donaa dhibaatooyinka guud ee balwada ugu danbeyn

waxaa kaga hadli donaa sidee balwada loo joojiyo.

si guug dhibaatooyinka balwada badanaa waa mid muuqata islamarkana laga arko 

qofka balwadaha qabatima, wadankeena waxaa aadka ugu badan maandooriye qaas 

ah sida khaadka, sigaarka, iyo taabuuga inkastoo hada cusbonadeen maandooriyayaal

kale oo hada dhalinta barteen badanaa waxayna noqdaan kaniiniyo.

waxyeelada balwada wee ku kala duwanyihiin sida jirka bini'adamka usameyaan waxayna

kuxerantahay nuuca balwada uu qofka isticmalayo. Calamadaha kasimanyihiin waxa kamid ah

1. miisaanka uu isdhima

2. appetite ka oo xerma

3. ilkaha oo color koda iskabadala

4. wadno xanuun

5. sanbabada oo shaqadooda gaba

6.dhiig karka oo kudhaca

7. mala awaal qofka oo habada kujira

Intaas kabadan ayaa lagu arkaa qofka balse inta waa inta common ka kayihiin.

Wadankeena runtii malahan control ka dawooyinka iyo mukhadaradkuba 

waana dhibaatada maanta dhalinta iyo inta balwada lasaxiibka ah haysta 

waxay kalageysay wiil iyo aabihii, hooyo iyo wiilkeeda, nin iyo naagtiis

waxay dabka kadamisay caruur, waxay waxbarasho la'aan dhigto caruur

oo walidkooda ama walalkooda lacagta kuwada isticmalay balwad.

waxay sooriday dhalaan badan oo ifka kusoobiiri lahayeen

waxay sariir saartay dad ikugu jiraan dhalin iyo odayba.


halkan kadaawo dr ali ma'ow aweys oo si guud ugu hadlaya dhibaatada balwada




  • Sidee loo joojiyaa balwada?

1. inaad baarto aana list gareyso nuuca balwada isticmasho

2. inuu raadiyo badalka balwadas uuna kubadalo wax aan dhibaato lahayn 

3. inuu kafohaado asxaabta balwada leh ama meelaha lagu isticmaalo balwadaha

4. inaad degsatp qorshaha aad kaga bixi lahayd.

hadaba ugu danbeyntii waxaan aqristow hadii aad halahan ila soo gaartay waxaan kubalan qadayaa

hadii aad dhameysatay qoralkan in maanta kugu danbeyso balwad.

go'aan qaado oo jooji yeyna kusurin codka gudaha kaga imanayo oo kuleh sameey iwm.


sirta maanka joojinta balwada by asma dhamac




dhamaad,,,,,,,,,,,,,,             

previous: https://abkow10.blogspot.com/2025/01/sidee-isbedel-loo-sameystaa.html

Post a Comment

Previous Post Next Post