Sidee qorsho dhameystiran loo sameeyaa?
sameynta qorshaha waa waxa ugu muhiimsan ee sababta u ah inad gaadho guul
qorshuhu waa hagaha iyo tilmamaga sababtoo ah hadadan qorsho lahayn
waxaad lamid tahay adigoo yiri waxaan tagayaa goob/meel anigoon
map/qariirad wadan waxaa kugu adkaneyso inad tagto meeshii rabtay.
qorshuhu waxaa loo kala qadaa labo qeybood waxayna kala yihiin
qorsho waqti gaaban lagu fuliyo iyo qorsho u baahan waqti dheer
dejinta qorshaha waa sababta guushada, oraah qalaad ayaa tirahda
"hadad ku fashilanto inad qorsheyso waxaad qorshaysatay fashil".
Micniha orahdaa waxay noqonaysaa tusaale waxaa tahay arday subaxkasta bus
kaqado xafadada asigoo kugeeya goobtada waxbarasho busku wuxuu leeyahay
waqti uu ku imaado bosteejada kawarana baska kahor hadad tagto waxay noqonayaa
inaad sugtid xiligiisa sidaas ayaan dhihi qorshaha guleystay micnihiisa.
qorsheynta waxay u bahantahay labo midna waa mission midna waa vission
oo micnaha tahay aragti iyo fulin.
hadaba sidee u sameysan kartaa qorsho guleystay?
waxaana kusoo koobayaa shan qodob aan u arko inay kaacawin donaan:
1. fikirka inaad fakirto adigoo isweydinaa waxa dhabta ah u bahantahay
2. kalasareysiinta qodobada kufikirtay
3. ukala qeybin qorsho dhaw oo waqti yar kaga bahan iyo qorsh waqti dheer u bahan
4. abaal marin naftada kadib xaqiijin aad xaqiijisay qorshayaasha mid kamid ah
5. qorsha oo aadan iska faafin kahor inta aadan ficil ubadalin
waxaan halkan kusoo dhigay sh mustafe sh ismaaciil oo kahadlaya faa'iidada qorshaha
ugu danbeyntii qorsheyntu waa doorka ugu muhiimsan ee aadanaha dhamantii ubahanyihiin
hanoqon bilaa qorsho dunidan hadaf lagu keenay hana hilmamim inad qorsheysato wax
aduunyadada iyo aqiradada ku anfacayo,
casharka xigo iyo 👉👀👀caqabada dhalinteena haysato
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/waa-maxay-guul.html
Post a Comment