WAA MAXAY GUUL?
Su'ashan waa su'aal qof walba guul doon ah mankiisa kujirta
lkn qofkasta jawaab umahelo ilaa qof guul doon dhab ah, guushu waxay kutimadaa
doonis sareesa, rabitaan dhab ah iyo inaad xog kahaysato waxaad rabto inaad
ka guul keento. Lkn marnaba mankaynu kamasaari karno inay nooga beeganyihiin
caqabado, caqabadahaas oo aan dhihi karo waa cusbada/dhadhanka guusha.
su'aasha ah waa maxay guul? hadaan qeexo waxaan dhihi karaa guushu
waa gaaris yool/hadaf ladejiyey kaa oo loogu talagalay in loogu dhameeyo
waqti dhaw ama waqti fog.
guushu waxay u bahtahay hadaf, qorsho, iyo ficil
![]() |
sawir koobaya waxay tahay guusha |
casharadeena xigo waxaan kaga hadlayaa sidee qorsho dhameytiran loo sameystaa?
isha kuhaay next post👉👉👉👀👀👀👀👀
Post a Comment