DHIBAATOOYINKA BARAHA BULSHA AMA SOCIAL MEDIA AHA
Mid kamid ah dhibatooyinka kuwooda ugu khatarta badan ee maanta la dhibtoonayaan
dhalinta/bulshadda soomaaliyeed runtii waa aafo qeyb lixaad leh kaqadanayso maanta
sida dhalin badan ulaqabatimeen baraha bulshada ha ukala badnadaan qeybaha kala duwan
ee social media ah waxaana kaxusi karaa aaladdaha tiktok, facebook, youtube, iwm.
Maanta runtii heerka baraha bulshada uu kagarsiisanyahay mushatamaca aduunka waa
mid muuqdo oo an la dhayalsan karin waxaana qormadaan uga bogan doontaa dhibootooyinka
uu kahayo social media/baraha bulshada waxaana si qaas ah ugu dhawajin donaaa dhibaatada
muuqata uu dhalinta ama mushtamaca soomaaliyeed kuhayo apps yadaan hoos koqoran.
TIKTOK
Tik tok waa aalad lagaleeyahay china islamarkaana laga isticmaalo wadamo badan ee
caalamka maanta, aaladan waa aalad aan kaga bahnayn inaad duubto saacado muuqaalo
kaliya kusamaxayso secods/ilbiriqsiyo ama daqiiqado kaga bahan inaad kuduubto.
Tik tok mid kamid ah aalada dhibta ba'an kuhayso dhalinta ama shacabka soomaaliyeed
runtii waa aalada ugu dadka badan ee soomaliya laga isticmaalo waana aalada ugu xun
ee dhaqanka iyo diintaba. Hadii aad ugu fiirsato aaladan waxaa kusoo baxayso in ay qeyb
lixaad leh kaqadanayso burburka dalka iyo kalafogaynta dadka soomaaliyeed, aaladan
waxaa looga sheekeyaa qabiilka iyadoo u jeedku yahay in daqli laguhelo waxaad
arkaysaa meeto lacaynayo mushtamac latikorayo iyo caay oo leesku isticmaalyo
sida hubabka nuucooda ugu qatarta badan ee leesku gumaado, aaladaan in ay waqtiga
kadisho dhalinta ama dadyowga isticmaalo waxaa dheertahay sidoo kale inaad aragto gabdho
ama dumar jirkooda kusoo bandhigayaan iyagoo aan xeerinaynin sharaftooda tan walidkooda
iyo tan walaalahood waxaa layaabka ah ayaa ah intaas inay u sameynayaan sidee follow ama
dad sooraaca kuheli lahayeen iyaga oo aan wax daqli kasmeyn mid badan iyo tu yarba.
Waxaan rajaynayaa in bulshada fahmaan qatarta aaladaan ayna kadigtonadaan isticmalkeeda.
dhibaatada tik tok by ogaalka dunida
Facebook mid kamid ah aaladaha ugu qadiimsan, waana aalad laga isticmaalo wadamada
ugu badan ee caalamka waxaana loo isticmalaa in lagu xariiro sidoo kalana laysku marsiiyo
xogo ee kujiraan wararka caalamka iyo dhocdooyinka iwm.
Aaladaan waa alaada laaad ee loogu isticmaal badanyahay dalka soomaaliya kadib tik tok.
Runtii aaladaan waxay lawadagtaa dhibaatooyinka aaladaha kale in waqti badan in qofka kadayacdo
Sidoo kale waxayna qeyb kaqadataa qeybinta dadka iyadoo ay jiraan dad badan aaladan u jooga
inay qabyaalada ugu waramaan, taas geeskeed sidoo kale waxaa jira dhalinyaro qeyrka iyo
wanaag iskumarsiiya aaladaan. Ugudanbeyntii isticmaalka aaladaan dhibaatoyinkeeda
waa kuwa muuqda waxaana rajynayaa aqristow inaad kubaraarugsantahay.
celebrities ka ama dadka caanka ah ee malaayin qof kuxeranyihiin, waxayna kamid tahay
aaladaha sida badan dhalinta u qabatimeen waxayna lawadagtaa alaadaha kale in waqtiga disho
laakiin ee ka qeyb qadan waxyaabaha looga hadlo tik tok sida qabiilka iwm, aalada sidoo kale
waa alaad dadka iskala xeriiraan waana aalada labaad kadib wahat's app ka.
Halkan kabogo dhibaatooyinka social media ah oo kahadlayo sh mustafe h.ismaaciil
wanaagsan ama dhankiisa xun waxayna kuxertahay doorashada qofka iyo sidoo fursad
ugu arki lahaa kan faa'iidaysan lahaa, hadaba aqristow hadii aad halkan ila soo gaartay
waxaan rajaynayaa inaad kabogatay qormadeena maanta oo aan ku lafo gureynay dhibaatada
baraha bulsha mushtamaceena soomaaliyeed kuhay waxaan isleeyahay inaan carab dhaway
inta ugu muhiimsaneed ee laga dhihi karay mowduucaan wixii fikir dheeri intaan ah
fadlan faalada hoose inoogu reeb mahadsanid
cashir quseeya mowducaan hoostaan kagabago,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
https://abkow10.blogspot.com/2025/01/fursadaha-maka-faaiideysataa.html
Post a Comment