FALSAFADA ISKA INDHO TIRKA!

 

FALSAFADA ISKA INDHO TIRKA!


                        

Kusoo dhawaw markale qormadeena maanta oo aan kaga gorfaysandoono iska indhotirka

waxaa jirta awood qarsoon ee leedahay iska indhotirka waxaan rajaynayaa inaad qormadan ilabogato.


Iska indhotirka hadii aan qeexno waa beenin wax aad maqashay iyo waxaad aragtayba 

adigoo kagol leh inaad rabto inaad iska indho iyo dheg tirtaba.

Iska indhotirku inaad isticmaasho ama barato xaalado qaar ayaa jira runtii aadan denbi 

kulahaan karin hadii aad sameyso, tusaale hadii aad maqaam ahaan kusugantahay meel

kugu habonayn sida dadyow liita islamarkaan isceshan dhaqamo xun isku eegta indhaha 

oo leestira iyo dhagahaba meeshaas maqaam uma ahan qof dhaqan suuban u sugnaatay.


Tusaalahayga labaad: hadii aad tahay qof meelsare doonaya inuu gaaro sida caadiga

waxaad lakulmaysaa caqabado sidoo kale faalooyin oo bulsho ama mushtamac kaa 

dhiibtaan wax walo ay tahay waa in ay kusameyn faaloyinkaas markaan waxaa laga rbaa 

inay ku shaqeyso iska indho iyo dhagotirkaba oo aad noqotaa qof hore u socod leh.


Daawo muuqaal kusaabsan mowduucaan by ogaansho




Sidoo kale iska indhotirka waa inaadan ku mashquulin waxa aan dan kaga sogaleyn

tusaale waxaad aragtay dadyow murmayaan ama caaynayaan mushtamac iskugu jiraan 

siyaasi, culumo indheergarad iwm  waa inaad garataa dantaada oo aynan kuqaadin

cadiifadm waana wax waxbadan ku arkeysid dadkeena soomaliyeed. 

Falsafada iska indhotirka waxaa kamid ah inaad tahay qof contro lay cadhadiisa oo aadan

noqon qof cadhadiisa hogaamiso waayo waxaad inbadan arkaysaa wax qurxonayn inaad

aragto sidoo dhagahagana u wacnayn sidaas darteed reaction inad kabixiso hakumashqulin

tan micnaheedu kamawado inaan kuleeyahay qof bilaa damiir ah balse waxkasta hakafalcelin.


ugudanbeyntii waqti badan hakulumin in ay walbo dhagaxeyso taas runtii waqti badan 

ayaad kuwaynaysaam taa bedelkeeda eygu weligii buu ciyaa hadana qeyladiisu wax masoo 

kordhiso sidaas silamid ah waa inaad barataa iska indhotirka sida eyga qeyladiisa loo inkiro.




https://www.abkow10.site/2025/02/xalinta-khilaafaadkadhibaatada.html

Post a Comment

Previous Post Next Post