XALINTA KHILAAFAADKA!
Midkamid ah qormooyinka kuwa ugu xiisaha badan ayaan maanta halkaan kusoo
bandhigidonaa waxaana rajaynayaa in qormadaan aad ka faa'iidid oo aan qulaaseeyay
runtii waxaana isleeyahay in inta ugu muhiimsan mowduucaan ku carab dhawi doontid.
Xalinta khilaafaadka ama dhibaatada waa u muhiim aadanaha inuu yeesho sababtoo
ah aduunka kani waxaad lakulmi doontaa diidmo, dhibaato iyo in wajahdid caqabado
hadii aadan lahayn xirfada maareynta ama xalinta khilaafaadka badu wee kula qarmeysaa
halkaasna ku quusidontaa si aadan taas u dhicin waa kan iyagoo qodobaysan halkan hoose kabago.
FAHAMKA DHIBAATADA U BAAHAN XALINTA
Inaad fahanto dhibaatada u baahan xalinta waxay ka caawinaysaa inaad hesho xalinta
waayo markaad fahanto dhibaatada xalinteeda waad kula deg degtaa, runtii qodobkaan
waa qodobka ugu muhiimsan ee xirfada xalinta, markaad fahanto dhibaatada sidoo kale
hadii ay kabadanyihiin hal ama labo waa in u qortaa siday u kala daranyihiin oo aad
kolba midka khatar ah xalintiisa kabilawdaa waayo kan ugu daran markasta consequences
daran ayuu wataa, sidoo kale waa muhiim inaad fahamsantahay dhibaatada qofkale ama
bulsho kale kugu idmadeen inaad xal kakeento qilaaf jira waa inaad si qoto dheer u fahantaa
sababtoo ah waxay ka saacideysaa fahamka dhibaatada bulshadaas in xalka waqti badan
kaqadan aadna si sax ah oo soo laabasho lahayn qilaafkaas kugu xalismo
FALANQEYNTA DHIBAATAD U BAAHAN XALINTA
Kadib markaad fahamto dhibaatada waxay tahay waa inaad talaabta xigta kadhigtaa inaad
falanqeyso, falanqeyntu waa inaad faalayso dhibaatada jirta sidoo kalana sax ahaanshahayda
haysaa hadii aysan ahayn tu aan naftaada qusayn oo bulshada kulawadaagtay, sidoo kale
waa inaad fiirisaa historiga hore ee dhibta inay tahay mid markale soo noq noqata,
hadii ay tahay mid soo noq noqashadiisa badan waa in falanqeyntada ugu danbeyso
noqon mid markale soo noqota.
Sidoo kale waa inaad qiimaysaa heerka dhibta kuhayso naftada ama qofka kale ee qusaysa.
DOORO XALKA SAXDA AH
Fahamka iyo falanqeyn kadib waa inaad doorataa xalka saxda ah sidoo kalana waa
inuu noqdaa xal doorshadii gu danbe lagu qasaarin, faham dheer kadib waxaad
helaysaa doorasho badan midkastana waa inaad u doortaa qodobeyn kadib xalkiisa
kuhaboon, hadii naftada kabaxsan doorasheyd tahay aqri qofkaas ama bulshadaas
unadoor xalka saxda ah ay u bahanyihiin sidoo kale waa inaad kuqancisaa hadii
awood dheertahay sida inaad m/weyne u tahay bulshadaas go'aanadana noqdaan kuwa adag.
Ugudanbayntii xalinta qilafadku waa xirfad muhiim kugu ah aqristow hadii aadan
xal u haysan dhibaatoyinkada qof ayaa xal kugu keeni doono, hanoqon qof xal loogu
gaaro dhibaatoyinkiisa xalintooda, qodobada kore aan kuxasay halkaan ayaana
kaa cawindoono aqqristow sifiican u fahahan.
https://www.abkow10.site/2025/02/dhibaatooyinka-qoyskafamily-problems.html
Post a Comment