SIDEE LAGU DHISAA BULSHO MIDEYSAN OO HORUMARSAN?

 


SIDEE LAGU DHISAA BULSHO MIDEYSAN OO HORUMARSAN?




Bulsho mideysan oo horumarsan waa tiir dhexaadka horumarka iyo xasiloonida ummad kasta.

Marka ay dadku midobaan oo ay yeeshaan hadaf iyo aragti iskumid ah waa ay sahlantahay 

in lagaaro horumar, maqaalkaan waxaan kaga falanqeyn donaa talaabooyinka lagu 

dhisikaro bulsho mideysan oo horumarsan. 


HOGGAAN WANAAGSAN IYO MAAMUL HUFAN



Bulsho aan lahayn hogaan iyo maamul wanaagsan magaari karaan horumar

Bulshadu waa in iska soosaartaa hogaamiyaha wanaagsan islamarkaan iyaga 

horumarkooda kashaqeeya si taas loohelo ugu horeyn waa in bulshadu mideysantahay

si hogaamiyuhu quwadooda wadajireed ugubaqo, halka somalideena maanta eedeena 

ugu horeyso kadhigano hogaan xumo runtii ay qalad tahay waayo waxanalaga bahanyahay

ugu horeyn waa in bulshadu mideysantahay kalsooca qabiilka kaguraan iyagoona

 huwada magaca soomali.Maamulka wanaagsan wuxuu aburaa kalsooni taas oo 

kor uqaadaysa iskuxernaanta bulshada. 


WAXBARASHO TAYO LEH



Waxbarashadu waa furaha ummad kasta horumarkooda, hadii larabo horumarka bulsho

waa in lahaato tacliin heer saro ah taas ayaa keeneysa in bulshadu horumaraan

maanta caqabada soomalideenu haysto sido kalana tafaraaruqa jira qeyb ka ah waa

iyaga oon haysan manhaj saxan oo jiilka laguhago si waxabarashadoodu u tayaysnaanto.

Hadaba waa in lahelaa waxbarasho tayaysan si bulshadu u horumaraan.

Qodobkaan waa u muhiim dhisida bulsho mideysan oo horumarsan.


CADAALADDA IYO SINAANTA



Cadaaladu waa udub dhixaadka nabada iyo wadajirka bulshada, hadii bulshadu dareento in 

cadaalad jirto kalafogaansho iyo qeybsanaan majireyso,  hadaba waa in qodobkaan 

cadaalad ah aad loogu baraaruqa hadii larabo in ladhiso bulsho mideysan weligeedna mideysnandonto.




ugudanbeyntii mideyntu bulshadu waa waxa adag balse waa wax lamahdiyo hadii lagu

dhiirado in lasameeyo waxayna keentaa mideyntu horumar joogta ah oo hore loo siiqaado.

Ummadeenu waa in iskaashi la imadaan iyagoo mideysan sidoo kalana soo saartaan 

hogaan wanaagsan oo ladareen noqda islamarkasna calamka latartansiiya, sidoo kale

waxbarashadu waa in latayeeyaa ugudanbaynaa waa in cadaalad iyo sinaan 

gayigeyna lagahelo oo fogeynta iyo qeybsnantaan iyo qabyaalada nasaldhigatay kaguurnaa...

 

Post a Comment

Previous Post Next Post